Ku saabsan Kheyraadkan
Qore: Barnaamijka Kansarka Gobolka Waterloo-Wellington
Dib loo eegay: Janaayo 2020
(Saketh R. Guntupalli, Maryann Karinch, 2017)
(Anne Katz, 2009)
(Kris Carr,2007)
(Anne Katz, 2010)
(Gina M. Maisano, 2009)
Dhalmada iyo Saamaynta Galmada ee Dadka Kansarka qaba
Sidee Kansarku U Saameeyaa Galmada
Sida Daawaynta Kansarku u Saamayso Bacriminta
Su'aalaha Inta Badan La Isweydiiyo ee Ku Saabsan Bacrinta iyo Kansarka
Dhalmada iyo Ragga Kansarka qaba
Dhalmada iyo Haweenka Kansarka qaba
Galmada iyo Ninka Kansarka qaba
Galmada iyo naagta Kansarka qabta
U isticmaal ilahan macluumaadkaaga kaliya. Ma bedelayso talada caafimaadka dhakhtarkaaga ama xirfadlayaasha kale ee daryeelka caafimaadka.
Iimayl: cancerpatiented@ wrhn .ca
Website: www.cancerwaterloowellington.ca
Daawaynta ka hor
Maareynta Calaamadaha
Hage loogu talagalay dadka u baahan macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan galmada iyo xiriirka ka hor, inta lagu jiro, ama ka dib daaweynta kansarka.
Inta lagu jiro daawaynta
Ragga laga daaweeyay kansarka qanjirka 'prostate'. Daaweynta hormoonka waxay keeni kartaa isbeddel ku yimaada heerarka testosterone.