Ku saabsan Kheyraadkan
Qoraa: Grand River Hospital
Dib loo eegay: Maajo 2021
Wac mid ka mid ah shaqaalaheenna haddii aad dareento wareer, tabar darro ama madax wareer - ha kaligaa kicin.

U isticmaal ilahan macluumaadkaaga kaliya. Ma bedelayso talada caafimaadka dhakhtarkaaga ama xirfadlayaasha kale ee daryeelka caafimaadka.
Iimayl: cancerpatiented@ wrhn .ca
Website: www.cancerwaterloowellington.ca