Ku saabsan kheyraadkan
Qore: Barnaamijka Kansarka Gobolka Waterloo-Wellington
Dib loo eegay: Juun 2019
Qubeyska sitz waa hab waxtar leh oo lagu yareeyo raaxo-darrada aad ka dareemayso aagga dabada iyo inuu kaa caawiyo inaad nadiifiso meesha ka dib kaadida iyo saxarada.
U isticmaal ilahan macluumaadkaaga kaliya. Ma bedelayso talada caafimaadka dhakhtarkaaga ama xirfadlayaasha kale ee daryeelka caafimaadka.
Iimayl: cancerpatiented@ wrhn .ca
Website: www.cancerwaterloowellington.ca